
Dugsi Quraan Online (Macalin Quraan Online)
Haafid Academy waa Dugsi Quraan online ah oo lagu barto Quraanka kariimka ah (caruur iyo dad weynba) iyo luuqadda Af-Soomaaliga oo loogu talgagalay caruurta iyo dhalinyarada ku kortay qurbaha. Haafid Academy waxuu ku yaalaa Soomaaliya, waxuuna sidoo kale la shaqeeyaa macalimiin (Macalin Quraan Online) kala joogta magaalooyin kale oo Soomaaliya iyo dibadda ah. Dugsiga Quraanka ee ee Haafid Academy waxaa ka howgala macalimiin dugsi oo khibrad dheer u leh barashada Quraanka Kariimka ah.
Ardayda wax ka barata Haafid Academy waxay inta badan joogaan dalka dibaddiisa, sida USA, Canada, UK, Netherlands (Holland), Norway, Sweden, Finland, Denmark, France, Belgium, Italy, Austria, Switzerland, Germany, Australia, New Zealand iyo wadamo kale oo badan.
Haafid Academy waxuu sidoo kale la shaqeeyaa macalimiin Quran online ah oo caruurta Afka Soomaaliga barta caruurta qurbaha ku dhashay, doonayana inay bartaan ku hadalka afkooda hooyo iyo waliba dhaqanka dalkooda. Luuqaddu waxay inta badan ku baxdaa si sahlan oo wada sheekaysi ah oo ilmaha lagu barayo carasho ay si sahlan u fahmi karaan. Casharadu waxay ku baxaan Skype ahaan, iyada oo suurtagalinaysa inaad diinta Quraanka Kariimka ah aad barato adiga oo gurigaaga jooga.
Dugsiga Quraanka Online-ka ah ee Haafid Academy waxuu qaadanayaa arday cusub oo barata Quraanka Kariimka ah iyo luuqadda Af-Soomaaliga oo caruurta loogu talagalay. Haddaba haddii aad tahay waalid ku nool qurbaha oo jecel waxbarashada diiniga ah ee ubadkiisa, la soo xariir Haafid Academy Online (Dugsi Quraan Online). Sidoo kale haddii aad tahay macalim dugsi online ah oo baridda quraanka aqoon u eh, oo horay caruur wax u soo baray, la soo xariir Haafid Academy.
La Soo Xariir Haafid Academy:
info@haafid.com | +252 610 334422
Nala soo xariir (Halka Riix). Contact Us Today (Click Here)
SOMALI QURAN TEACHER ONLINE
Haafid Academy is an online Quran school based in Somalia. We offer Quran teachers online and Somali language classes for Somali youth. We are currently teaching Somali adults, youth and children who live abroad such as USA, Canada, UK, Netherlands (Holland), Norway, Sweden, Finland, Denmark, France, Belgium, Italy, Austria, Switzerland, Germany, Australia, New Zealand and as well as other countries.
Our Quran teachers online have many years of experience in teaching Quran. It is our aim to provide high quality teaching classes to all our pupils. The classes are offered on Skype, so it is a must that you have a high speed internet connection, and Skpe, preferably on PC or laptop.
We urged to all our Islamic brothers and sisters to take admission in this online Quran academy and learn to read Quran and Somali language properly. We are now taking new classes for adults, youth and children to learn the Qur’an properly. If you also find that your children may benefit learning Somali language please contact us. Classes are first come first served basis.
Contact Haafid Academy:
info@haafid.com | +252 610 334422
Contact Us (Halka Riix). Nala Soo Xariir (Click Here)