Ku Deeq Waxbarashada Ilmo Agoon ah ama Rajo Ah

Haddii aad jeclaan lahayd inaad kafaalaqaado waxbarashada ilmo agoon ah oo Soomaaliya ku nool, Haafid waxuu isku xirayaa adiga iyo qoyska ilmaha. Waxa aad bil walba bixin kartaa $15, $20 ama $30 hadba intii awoodaadu le’eg tahay. Dooro ilmaha hoos ku sawiran mid ka mid ah oo nala soo xariir si aan kuugu xirno qoyska ilmahu la joogo.